Latest News


Wasiirka Qorshaynta oo ku soo dhoweeyey Ergayga Qaramada midoobay U qaabilsan Somaliya Magaaladda Garoowe Ee Caasimada Puntland

key Ergeyka Qaramadda Midoobay u qaabilsan Somalia MR necols key ayaa maanta kasoo degay garoon dayuuradaha ee Magaaladda Garoowe halkaasi oo u ku qaabilay Wasiirka wasaaradda Qorshaynta ee Puntland MD- Cali Axmed Faatax kadibna uu usoo gelbiyey Aqalka Madax tooya

WASIIRKA WASAARADDA QORSHAYNTA OO SHIR KAGA QAYB GALAY DALKA KENYA

IMG_20140418_113447 Wasiirka Wasaarada Qorshaynta iyo Iskashiga Caalamiga MD- Cali Axmed Faataxa ayaa maalintii shalay ka anbabaxay oo taariiikhdu ahayd 10/August/2014 magaaladda Garowe isagoo u socday shir heer caalami ah oo kadhacaya Dalka Kenya Shirkan oo looga hadlayo arimo f

Shirkii Xiriirinta iyo Hirgelinta Cashuuraha Shaqaalaha Hay’adaha Calamiga ah oo maanta Qabsoomay

Tax Shir ay soo qaban qaabiyeen Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalaliga iyo Wasarada Maaliyada oo lagu casumay Dhaman hay'adaha Samafalka ee Heer caalami iyo Maxali isugu jira ayaa waxaa  kasoo qayb galeen in ku dhow Konton Hay'adood Shirkan oo uu ka qaybg