Tababar Loo Qabtay Waaxda Dabagalka iyo Qiimaynta ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga

Waxaa maanta oo Taariikhdu ahayd 27 February 2017 tababarku loo qabtay Waaxda Dabagalka iyo Qiimaynta (Department of Monitoring and Evaluation) ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga.

Tababarkaas oo ku saabsanaa Dabagalka iyo Qiimaynta Mashaariicda waxaa ka faa’iidaystay shaqaalaha Waaxda ee isugu jira shaqaalaha rasmiga ah iyo kuwa iskaa wax u qabso uga tirsan waaxda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *