Wasiirka Wasaarada Qorshaynta iyo Iskashiga Caalamiga MD- Cali Axmed Faataxa ayaa maalintii shalay ka anbabaxay oo taariiikhdu ahayd 10/August/2014 magaaladda Garowe isagoo u socday shir heer caalami ah oo kadhacaya Dalka Kenya Shirkan oo looga hadlayo arimo farabadan oo khuseeya somalia iyo geeska afrika ayaa wuxuu socondoona mudo labo maalmood ah
Author: Abdalla
Shirkii Xiriirinta iyo Hirgelinta Cashuuraha Shaqaalaha Hay’adaha Calamiga ah oo maanta Qabsoomay
Shir ay soo qaban qaabiyeen Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalaliga iyo Wasarada Maaliyada oo lagu casumay Dhaman hay’adaha Samafalka ee Heer caalami iyo Maxali isugu jira ayaa waxaa kasoo qayb galeen in ku dhow Konton Hay’adood Shirkan oo uu ka qaybgalay Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr- Abdiweli gaas ayaa lagaga hadlayey Hirgelinta Cashuurta ku waajibtay shaqaalaha […]
SHIRKII LAXISAABTAHKA HAY’ADAHA CAALAMIGA AH EE PUNTLAND KA SHAQEEYA OO KA BILAABMAY XARUNTA WASAARADDA QORSHAYNTA
Waxaa 3/8/14 si rasmi ah uga bilaabmay cxarunta lwasaaradda qorshaynta iyo iskaashig acaalamiga ee magaaladda Garooowe shirkii sanad laha ahaa ee dib u eegista iyo laxisaabtanka hay’addha caalamiga ha ee ka shaqeeya puntland shirkaasi oo socondoona mudo bil ah ayaa waxaa qorshaysan in ay hor yimaadaan wasaaradda qosdhaynta in ka badan 47 hay adood oo […]
Shir ay kasoo qayb galeen afar wasaaradood oo ka dhacay hoolka shirarka ee wasaaradda qorshaynta
Shir ay si wadajir ah usoo qaban qaabiyeen Wasaaradda Qorshaynta iyo Hay’adda UNDP ayaa manta lagu qabtay wasaaradda qorshaynta iyo iskaashiga caalamiga hoolkeeda shirarkan shirkan oo ay kasoo qayb galeen Afar Wasaaradood oo kalah 1-Wasaaradda Qorshaynta 2-Wasaaradda Maaliyadda 3-Wasaaradda Arimaha Gudaha 4- Wasaaradda Amniga iyo hay’adda UNDP. Shirkan oo uu shir gudoominayey Wasiirka Wasaaradda […]
Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga oo Maanta Xilka lawareegay
Agaasimaha guud ee wasaaradda qorshaynta iyo iskaashiga caalamiga MR-Cali Xirsi Salaad ayaa maanta si rasmi ah xilka ugala wareegay agaasimayaashii hore ee wasaaradda qorshaynta MR-Mohamed Ali Ismail iyo Mr: Faarax Kulmiye Cilmi wasaaradda ayaa hadda kadib yeelan doonta hal agaasime guud oo keliya . Xaflada Xilwareejinta oo ka dhacday xarunta Wasaaradda ayaa waxaa kasoo qayb […]
WASIIRKA WASAARADDA QORSHAYNTA OO DALKA DIB UGUSOO LAABTAY
 Waxaa manta kazoo degay garoonka dayuuradah Magaaladda Caasimadda Garowe Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga prof- Cali Axmed Faatax Wasiiirka oo shir heer caalami ah oo lagaga hadlayey Ganacsiga iyo Maalgashiga Somalia kaga soo qaybgalay wadanka Sweden ayaa Shirarkale oo gooni gooni ahna kula soo qaatay wadanka Kenya  safiirada dalalka yurub, madaxa Bangiga Aduunka […]
Wasiirka wasaaradda qorshaynta oo shir saxaafadeed qabtay
Waxaa maantay oo taariikhdu tahay May 30, 2014 Wasiirka Wasaarada Qorshaynta iyo Xidhiidhka caalamiga uu dhir jaraaid ku qabtay Xafiiskiisa shir saxaafadeedkan ayaa wasiirku wuxu kaga hadlay Qaraaradii iyo go’aamadii kazoo baxay shirkii round tableka ee 21kii bishan ka dhacay magaaladda Garoowe shirkaas oo ay wasaaradda qorshayntu soo qaban qaabisay uuna shir gudoominayey Madaxweynaha dowladda […]
Shirkii rountableka oo lagu qabtay Xarunta PDRC
shirkii Round table ka ee Puntland kaas oo 21-may-Â 2014 ka dhacay magaaladda garoowe lagagna hadlayey arimaha New deal ka iyo qorshayaasha horumarineed ee puntland 5ta sano ee soo socota. wuxuu ahaa shir guul aad u weyn ay kasoo hoysay Wasaaradda qorshayntu kunasoo bandhigtay puntland priorities iyo qorshaha habka ama tubta loo marayo barnaamiyada wada […]
Wasiirka wasaaradda Qorshaynta oo Puntland ku soo dhoweyey Safiirada 12 dal oo Caalamka ah
Waxaamaantay magaaladda Garoowe soo Gaadhay Wufuud aad u tiro badan ku wasi oo ka socday wadamo farbadan oo ay ka mid yihiin Jarmalka.Ingriiska,Faransiiska,Denmaarki,Iswiidhan, Midowga Yurub,Midowga Afrika, Igad,Qaramada Midoobay, iyo kuwa kale oo aad u farabadnaa wufuudan ayaan soo dhoweyn iyo salaan diiran kadib waxaa sitoos ah loogu gelbiyey hooolka loogu tallagalay shirakan inuu ka dhaco […]
Wasiirka Wasaaradda qorshaynta Iyo Xidhiidhka Caalamiga oo puntland kusoo dhoweeyey Safiirka dalka Emaradka Carabta u Fadhiya Somalia
waxaa maanta oo taariiikhdu tahay 20/5/2014 kasoo degay gegida dayuuradah ee magaaladda Garowe safiiirka dalka emaradka carabta u fadhiya somaliya iyo wefti uu hogaaminayo waxaana safiirka garoonka kuqaabilay soona dheweyey wasiirka wasaaradda qorshaynta iyo wasiiro kale ee katirsan golaha xumuudada dawlada puntland oo ay kamid ahaayeen wasiirada wasaaradaha Waxbarashadda,Maaliyada,Demoqraadiya iyo Degaanka waxaana salaan iyo soodhoweyn […]