Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga Puntland Mudane Shire Xaaji Faarax ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti ay hogaminaysey Safiirka wadanka Finland u qaabilsan arrimaha Soomaliya H.E Tarja Fernandez oo ah markii ugu horaysey ee ay timaado Puntland. Wasiirka iyo Safiirka ayaa ka wada hadlay mashaariicda horumarineed ee ay Dawladda Finland ugu deeqdo horumarka Puntland […]
Author: Suad Salah
Shirka Asbuuclaha ah ee Wasaarada Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga
Shirka Asbuuclaha ah ee Agaasimaha Guud, Agaasime Waaxeedyada iyo Shaqaalaha ee Wasaarada Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga oo lagaga wada hadlo waxqabadka Wasaaradda ee Asbuuca.
Shirka Asbuuclaha ah ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga
Shirka Asbuuclaha ah ee Agaasima Guud iyo Waaxyaha Wasaaradda ee lagaga wada hadlo shaqooyinkii u qabsoomay Asbuucii hore, shaqada la qabanayo Asbuucan iyo caqabadaha soo wajahay shaqooyinkii la qorsheeyey.
Kulan ay yeesheen Wasaarada Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga iyo Madaxda Shaqaalaha Mashruuca Capacity Injection Project (CIP)
Kulamo kala duwan oo wada tashi ah oo looga hadlayey mashruuca tayaynta iyo shaqo qorista (Capacity Injection Project) ee uu bangiga adduunku ku caawinayo dawladda Puntland ayaa maanta ka qabsoomay xarunta Wasaaradaha Wasaaradda Qorshaynta Xiriirka Caalamiga. Mr Alex Apiah oo ah madax mashruuca CIP ee Soomaaliya ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay sida wanaagsan […]
Tababar Loo Qabtay Waaxda Dabagalka iyo Qiimaynta ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga
Waxaa maanta oo Taariikhdu ahayd 27 February 2017 tababarku loo qabtay Waaxda Dabagalka iyo Qiimaynta (Department of Monitoring and Evaluation) ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga. Tababarkaas oo ku saabsanaa Dabagalka iyo Qiimaynta Mashaariicda waxaa ka faa’iidaystay shaqaalaha Waaxda ee isugu jira shaqaalaha rasmiga ah iyo kuwa iskaa wax u qabso uga tirsan waaxda.
Wasaarada Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ee Dawladda Puntland oo tababar u qabatay Agaasimayaasha Waaxyaha Qorshaynta ee Wasaaradaha iyo Hay’addaha Dawladda.
Wasaarada Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ee Dawladda Puntland, waxay maanta oo taariikhdu tahay 26 February 2017 tababar u qabatay Agaasimayaasha Waaxyaha Qorshaynta ee Wasaaradaha iyo Hay’addaha Dawladda, tababarkaas uu ku saabsan sida ay u shaqayn doonto Madasha Horumarinta Puntland ama Puntland Development Forum (PDF) ee ay hormuudka ka tahay Wasaarada Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga. Madasha […]
Waaxda Tirakoobka ee Wasaarada Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga oo qaaday Imtixaan
Wasaarada Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga, Waaxda Tirakoobka (Statistics Department) oo dhawaan qorsheyneysa in ay qaadato shaqaale kooban oo ka shaqayn doona waaxdaas ayaa maanta qaaday imtixaanaadki lagu xulan lahaa shaqaalahaas. Boosaska imtixaanka loo galayey waxay ahaayeen: 1. SOCIAL STATISTICS SECTION HEAD 2. ECONOMICS STATISTICS SECTION HEAD 3. SURVEY STATISTICIAN 4. PROJECT ADMINISTRATOR 5. ICT OFFICER […]
Tacsi Tiiraanyo Leh
Innaa lilaahi wa innaa ileyhi raajicuun Wasiiradda, Agaasimaha Guud, Agaasime Waaxeedyada iyo dhamaan Shaqaalaha Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga waxay Tacsi u dirayaan Qoyskii Iyo Qarabadii Uu Ka geeriyooday marxuum Nabadoon Muuse Xaaji Faarax oo maanta 28 January 2017 ku geeriyooday Magaalada Boosaaso isagoo u geeriyooday dhaawacii 25 January 2017 loo geystay. Waxaan si gaara […]
MoPIC Quarterly Newsletter (October-December 2016)
MoPIC Quarterly Newsletter
VACANCY:SOCIAL STATISTICS SECTION HEAD
To strengthen the statistical system in Puntland the ministry is willing to fill the existing data and information gap that led Puntland to a major drawback in planning, the Ministry of Planning and International Cooperation is hiring a Head of Social Statistics Section . The post holder will directly report to the director of statistics […]