News Vacancies

VACANCY: ICT OFFICER

The Ministry of Planning & International Cooperation (MOPIC) of Puntland was established in 1998 following the formation of Puntland Regional administration with the purpose to match the resource of the country in line with the demand on priority wise. MOPIC is hub of the statistics and planning of Puntland strategic plans in leading the setting […]

News Press Release

Press Release of the Revised Puntland Development Plan (2017-2019) Garowe – Puntland Somalia

Subject: Press Release of the Revised Puntland Development Plan (2017-19) Garowe – Puntland Somalia Today’s date of 31st December 2016, the Vice President of Puntland Eng Abdihakin Abdullahi Haji Omar Amay launched the Revised Puntland Development Plan 2017-19 at the Puntland Development and Research Centre (PDRC) in Garowe, the capital city of Puntland State of […]

News

Xaflada daahfurka Qorshaha Horumarinta Puntland (Revised Puntland Development 2017-2019) ee Magaalada Garowe

Waxaa maantay oo taariikhdu tahay 31th December 2016 Madaxweyne ku Xigeenka Dawlada Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullahi Xaaji Cumar Camay ku daahfuray Xarunta Horumarinta iyo Cilmi Baarista Puntland (PDRC) ee Caasimada Garowe Qorshaha Horumarinta Dowladda Puntland (Revised Puntland Development 2017-19) oo ay diyaarisay Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Puntland. Qorshaha Puntland (2017-19) (Revised Puntland […]

News

Xafiiska Ogolaanshaha Mashaariicda Midowga Yurub ((National Authorizing Office (NAO)) ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ee Dawladda Federaalka Soomaaliya

Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ee Puntland oo soo qaban qaabisay shir ay isugu yimaadeen Wasaaraddaha iyo Hay’adaha Dawlada Puntlnad iyo Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ee Dawladda Federaalka Soomaaliya kaas oo lagaga wada hadlayey sidii looga wada shaqayn lahaa Xafiiska Ogolaanshaha Mashaariicda Midowga Yurub ((National Authorizing Office (NAO)) kaas oo ka dhacay haalka shirarka […]

News

Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiiriirka Caalamiga ahna kusii simaha Wasiirka Mudane Ahmed Cawaale ayaa Wasaaradda ku qaabilay Saraakiil ka socotay Qaramadda Midoobay/UN ee Xafiiska UNSOM Mr Howard Bell

Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiiriirka Caalamiga ahna kusii simaha Wasiirka Mudane Ahmed Cawaale ayaa Wasaaradda ku qaabilay Saraakiil ka socotay Qaramadda Midoobay/UN ee Xafiiska UNSOM Mr Howard Bell. Mr. Howard Bell, weftiga uu hogaaminayo, Wasiiru Dawlaha, Agaasimayaal iyo Saraakiil ta tirsan la taliyayaasha Wasaaradda ayaa waxay ka wada hadleen arimo la xidhiidha xaalada nabad […]

News

MoPIC held Puntland Project Component Board Meeting for the Strengthening Institutional Performance (SIP) Project in Puntland

Ministry of Planning and International held Puntland Project Component Board Meeting for the Strengthening Institutional Performance (SIP) Project in Puntland The meeting was Co-chaired by MoPIC State Minister H.E Ahmed Awale and attended by all the beneficiaries institutions such as H. E Abdirahman Sheikh Ahmed Ministry of Labor, Youth and Sports (MoLYS), H.E Anisa Abdulqadir […]

News

Wasaarada Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ee Puntland Oo kaga Qayb Gashay Nairobi Shir Lagaga Hadlayey Qorshayaasha Mashruuca CIP (Capacity Injection Project)

Shirkaan oo ku saabsanaa diyaarinta Qorshayaayasha Mashruuca Tayeynta Shaqaalaha (Capacity Injection Project CIP) ee qaybta Puntland Sannadka 2017 ayaa ka furmay magaalada Nayroobi ee dalka Kenya. Waxaa Wasaaradda uga qayb galay Agaasimaha Guud, Agaasime Waxeedyo iyo La taliyayaal ka tirsan Wasaaradda. Shirkaas oo socday muddo dhan 1 Asbuuc ayaa waxaa lagaga hadlayey qorsheyaashii sannadka 2016ka, waxyaabaha […]

News

HAY,ADDA UNICEF SOO BANDHIGTAY WAXQABADKA BIYAHA IYO NADAAFADDA (WASH) EE 2016

Kulan ay iska kaashadeen Wasaaradda Qorsheynta iyo Hay,adda UNICEF ayaa lagu soo bandhigay wax-qabadka Nadaafada iyo Biyaha (WASH) Puntland ee Hay,adda UNICEF qeybteeda biyaha iyo nadaafadda ee sanadka 2016. Waxaa kaSoo qayb galay shirka xubno ka socda dhamaan Wasaaradaha Dawlada sida Wasaaradda Caafimaadka, Hay,addaha Biyaha u qaabilsan Puntland iyo Wasaaradda Arimaha Gudaha. Wasiiru dowlaha Wasaaradda […]