Siyaasada isku dubaridka macaawinooyinka Puntland

Kadib markaan aragnay muhiimada ay leedahay in Dawladda Puntland ay jihayso hay’adaha caalamiga, kuwa qaramada midoobay iyo deeq bixiyayaasha ayaan samaynay siyaasada Gargaarka Puntland taas oo ku hagidoonta ahdaafta Puntland ee ah horumar waara iyo yaraynta faqriga. Download: Siyaasada isku dubaridka Read more

Aid Coordination Policy

The Government of Puntland’s Aid Coordination Policy has been developed in response to available evidence showing that recipient state policies and procedures, human capacity, economic management and institutional arrangements determine to a large extent the allocation of aid and its Read more

Wasaaradda Qorshaynta iyo Hay’adda TIS+ oo daah furay Mashruuca Horumarinta Degmooyinka ka baxsan Laamiga

Wasaardda Qorshaynta waxay daaha ka qaaday mashrruca Horumarinta Degmooyinka ka baxsan Laamiga ,mashruucaas oo ay Ku deeqday Dowladda Maraykanka Gaar ahaan hay,adda USAID. Mashruuca waxaa isla kaashanaya Wasaaradda Qorshaynta iyo Wasaaradda Arimaha Gudaha oo taageero ka helaya TIS+(USAID) mashruucan wuxuu Read more

Shir ay ku kulmeen wasaaradda qorshaynta iyo wasaaradda maaliyadda

Wasaarada Qorshaynta iyo Wasaaradda maaliyada ayaa shalay shir ku yeeshay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda shirkaas waxaa kasoo qayb galay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Qorshaynta axmed Ibrahim Cawaale, Wasiirku xigeenka Maaliyada Maxamed Jibriil Caateye, Agaasimaha Guud ee Wasaradda Qorshaynta Xuseen Cabdi Jaamac Agaaismaha Read more

Wasaaradda Qorshaynta & Xiriirka Caalamiga oo agaasintay kulan xog is waraysi ah iyo sidii looga wada hadli lahaa Mashruuca Tayeynta/Adkaynta iyo Kor u Qaadista Hay’addaha Dawlada ((Strenthening Institutional Performance (SIP))

Waxaa maanta Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga hoolkeeda shirarka lugu qabtay shir ay Wasaaradu shir gudoominaysay kaas oo ku saabsanaa xog is waraysi iyo sidii looga wada hadli lahaa Mashruuca Tayeynta/Adkaynta iyo Kor u Qaadista Hay’addaha Dawlada ((Strenthening Institutional Performance Read more