Achievements News Press Release

WASIIRKA WASAARADDA QORSHAYNTA OO SHIR KAGA QAYB GALAY DALKA KENYA

Wasiirka Wasaarada Qorshaynta iyo Iskashiga Caalamiga MD- Cali Axmed Faataxa ayaa maalintii shalay ka anbabaxay oo taariiikhdu ahayd 10/August/2014 magaaladda Garowe isagoo u socday shir heer caalami ah oo kadhacaya Dalka Kenya Shirkan oo looga hadlayo arimo farabadan oo khuseeya somalia iyo geeska afrika ayaa wuxuu socondoona mudo labo maalmood ah

Achievements News

Shirkii Xiriirinta iyo Hirgelinta Cashuuraha Shaqaalaha Hay’adaha Calamiga ah oo maanta Qabsoomay

Shir ay soo qaban qaabiyeen Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalaliga iyo Wasarada Maaliyada oo lagu casumay Dhaman hay’adaha Samafalka ee Heer caalami iyo Maxali isugu jira ayaa waxaa  kasoo qayb galeen in ku dhow Konton Hay’adood Shirkan oo uu ka qaybgalay Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr- Abdiweli gaas ayaa lagaga hadlayey Hirgelinta Cashuurta ku waajibtay  shaqaalaha […]

Achievements News Press Release

SHIRKII LAXISAABTAHKA HAY’ADAHA CAALAMIGA AH EE PUNTLAND KA SHAQEEYA OO KA BILAABMAY XARUNTA WASAARADDA QORSHAYNTA

Waxaa 3/8/14 si rasmi ah uga bilaabmay cxarunta lwasaaradda qorshaynta iyo iskaashig acaalamiga ee magaaladda Garooowe shirkii sanad laha ahaa ee dib u eegista iyo laxisaabtanka hay’addha  caalamiga ha ee ka shaqeeya puntland shirkaasi oo socondoona mudo bil ah ayaa waxaa qorshaysan in ay hor yimaadaan wasaaradda qosdhaynta in ka badan 47 hay adood oo […]

Achievements News Press Release

Shirkii rountableka oo lagu qabtay Xarunta PDRC

shirkii Round table ka ee Puntland kaas oo 21-may-  2014 ka dhacay magaaladda garoowe lagagna hadlayey arimaha New deal ka iyo qorshayaasha horumarineed ee puntland 5ta sano ee soo socota. wuxuu ahaa shir guul aad u weyn ay kasoo hoysay Wasaaradda qorshayntu kunasoo bandhigtay puntland priorities iyo qorshaha habka ama tubta loo marayo barnaamiyada wada […]