Wasaarada Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ee Dawladda Puntland oo tababar u qabatay Agaasimayaasha Waaxyaha Qorshaynta ee Wasaaradaha iyo Hay’addaha Dawladda.

Wasaarada Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ee Dawladda Puntland, waxay maanta oo taariikhdu tahay 26 February 2017 tababar u qabatay Agaasimayaasha Waaxyaha Qorshaynta ee Wasaaradaha iyo Hay’addaha Dawladda, tababarkaas uu ku saabsan sida ay u shaqayn doonto Madasha Horumarinta Puntland ama Read more

Tacsi Tiiraanyo Leh

Innaa lilaahi wa innaa ileyhi raajicuun Wasiiradda, Agaasimaha Guud, Agaasime Waaxeedyada iyo dhamaan Shaqaalaha Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga waxay Tacsi u dirayaan Qoyskii Iyo Qarabadii Uu Ka geeriyooday marxuum Nabadoon Muuse Xaaji Faarax oo maanta 28 January 2017 ku Read more