ACT

Baarlamaanka Dawladda Puntland ayaa ansixiyay xeerka Istaatistikada Puntland

Maanta oo ay taariikhdu tahay 20/07/2019 Baarlamaanka Dawladda Puntland ayaa ansixiyay xeerka Istaatistikada Puntland kaas oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Qorshayntu laguna hagayo xogaha Puntland. Wasaaradda Qorshayntu waxay umahadcelinaysaa Guud ahaan Baarlamaanka Puntland gaar ahaan gudiga Qorshaynta iyo Siyaasada oo gudoomiye kayahay Xildhiban Cabdiraxman Diiriye Carab iyo xubnaha Gudiga. Xeerkan oo soo socday mudo sanad […]

ACT Policy

PUNTLAND NGO ACT – Somali Version

This act applies to all non- governmental organizations that operate in Puntland other than UN organization, IOM, ICRC, Red Cross and Crescent, Professional Associations, Private Companies and Industrial and Employee Associations, which have signed a memorandum in Puntland. Download PUNTLAND NGO ACT – Somali version