Wasaarada Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ee Dawladda Puntland oo tababar u qabatay Agaasimayaasha Waaxyaha Qorshaynta ee Wasaaradaha iyo Hay’addaha Dawladda.

Wasaarada Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ee Dawladda Puntland, waxay maanta oo taariikhdu tahay 26 February 2017 tababar u qabatay Agaasimayaasha Waaxyaha Qorshaynta ee Wasaaradaha iyo Hay’addaha Dawladda, tababarkaas uu ku saabsan sida ay u shaqayn doonto Madasha Horumarinta Puntland ama Read more

Wasaaradda Qorshaynta & Xiriirka Caalamiga oo agaasintay kulan xog is waraysi ah iyo sidii looga wada hadli lahaa Mashruuca Tayeynta/Adkaynta iyo Kor u Qaadista Hay’addaha Dawlada ((Strenthening Institutional Performance (SIP))

Waxaa maanta Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga hoolkeeda shirarka lugu qabtay shir ay Wasaaradu shir gudoominaysay kaas oo ku saabsanaa xog is waraysi iyo sidii looga wada hadli lahaa Mashruuca Tayeynta/Adkaynta iyo Kor u Qaadista Hay’addaha Dawlada ((Strenthening Institutional Performance Read more