Category: Press Release

Wasaaradda Qorshaynta & Xiriirka Caalamiga oo agaasintay kulan xog is waraysi ah iyo sidii looga wada hadli lahaa Mashruuca Tayeynta/Adkaynta iyo Kor u Qaadista Hay’addaha Dawlada ((Strenthening Institutional Performance (SIP))

Waxaa maanta Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga hoolkeeda shirarka lugu qabtay shir ay Wasaaradu shir gudoominaysay kaas oo ku saabsanaa xog is waraysi iyo sidii looga wada hadli lahaa Mashruuca Tayeynta/Adkaynta iyo Kor u...