Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiiriirka Caalamiga ahna kusii simaha Wasiirka Mudane Ahmed Cawaale ayaa Wasaaradda ku qaabilay Saraakiil ka socotay Qaramadda Midoobay/UN ee Xafiiska UNSOM Mr Howard Bell

Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiiriirka Caalamiga ahna kusii simaha Wasiirka Mudane Ahmed Cawaale ayaa Wasaaradda ku qaabilay Saraakiil ka socotay Qaramadda Midoobay/UN ee Xafiiska UNSOM Mr Howard Bell. Mr. Howard Bell, weftiga uu hogaaminayo, Wasiiru Dawlaha, Agaasimayaal iyo Saraakiil Read more

Wasaaradda Qorshaynta & Xiriirka Caalamiga oo agaasintay kulan xog is waraysi ah iyo sidii looga wada hadli lahaa Mashruuca Tayeynta/Adkaynta iyo Kor u Qaadista Hay’addaha Dawlada ((Strenthening Institutional Performance (SIP))

Waxaa maanta Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga hoolkeeda shirarka lugu qabtay shir ay Wasaaradu shir gudoominaysay kaas oo ku saabsanaa xog is waraysi iyo sidii looga wada hadli lahaa Mashruuca Tayeynta/Adkaynta iyo Kor u Qaadista Hay’addaha Dawlada ((Strenthening Institutional Performance Read more

Wasaarada Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ee Puntland Oo kaga Qayb Gashay Nairobi Shir Lagaga Hadlayey Qorshayaasha Mashruuca CIP (Capacity Injection Project)

Shirkaan oo ku saabsanaa diyaarinta Qorshayaayasha Mashruuca Tayeynta Shaqaalaha (Capacity Injection Project CIP) ee qaybta Puntland Sannadka 2017 ayaa ka furmay magaalada Nayroobi ee dalka Kenya. Waxaa Wasaaradda uga qayb galay Agaasimaha Guud, Agaasime Waxeedyo iyo La taliyayaal ka tirsan Wasaaradda. Read more

5 Vacancies at MOPIC

Halkan kala dag jagoyinka ka banaan Wasaaradda Qorsheyta iyo Xiriirka Caalamiga: 1:  TOR Administrative assistant 2: TOR Database Developer 3:  TOR Aid Coordination 4:  TOR M&E Expert 5:  Aid Effectiveness