News

Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa saaka shir la qaadatay madax ka socotay Machadka Daraasaadka Heritage.

Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa saaka shir la qaadatay madax ka socotay Machadka Daraasaadka Heritage. Machadka Daraasaadka Heritage ayaa ka shaqaynaya Hindise lugu kobcinayo Aqoonta, Xirfadaha iyo Karaan ka dalka Soomaaliya. Wasaaradda Qorshaynta iyo machadka ayaa ka wada shaqayn doona hindasaha kor ku xusan sanadkan si loo helo xog iyo macluumaad ku aadan heerka […]

News

Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga yaa Deeq Waxbarasho heerka Master Degreega ah ugu udirtay dalka Tanzania Aniso Siciid Kulmiye iyo Maxamed Siciid Bashiir oo kamid ah shaqaalaha Wasaaradda Qorshaynta

Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga yaa Deeq Waxbarasho heerka Master Degreega ah ugu udirtay dalka Tanzania Aniso Siciid Kulmiye iyo Maxamed Siciid Bashiir oo kamid ah shaqaalaha Wasaaradda Qorshaynta gaar ahaan Waaxda Istaatistikada. Anisa iyo Maxamed ayaa kamid ahaa ardaydii Puntland ee deeqda Waxbarasho ay ugu dirtay Wasaaradda Waxbarashada dalka Itoobiya waxayna soo barteen maadada […]

News

Agaasimaha cusub ee Waaxda Maamulka iyo Maaliyaadda Xasan Maxamed (Xasan Cadde) ayaa si rasmi ah ula wareegay xilkiisa saaka.

Agaasimaha cusub ee Waaxda Maamulka iyo Maaliyaadda Xasan Maxamed (Xasan Cadde) ayaa si rasmi ah ula wareegay xilkiisa saaka. Wasiir ku xigeenka wasaaradda qorshaynta mudane Siciid Faarax ayaa goobjoog ka ahaa kala wareejinta labada Agaasime. Agaasimaha Guud, Agaasime Waxeedyada iyo Waaxda Maamulka iyo Maaliyaadda ayaa ka qayb galay xil wareejinta. Xasan Cadde ayaa ka mid […]

News

Wasaarada Qorsheynta iyo Xiriirka calamiga ah Dowlada Puntland ayaa magaalada Garowe ku qabatay kulan ku saabsan barnaamijka sahanka caafimaad

Wasaarada Qorsheynta iyo Xiriirka calamiga ah Dowlada Puntland ayaa magaalada Garowe ku qabatay kulan ku saabsan barnaamijka sahanka caafimaad kaas oo lagu ogaanayo xaadaha caafimaad ee ka jira guud ahaan deegaanada Puntland . Kulankaan oo ay kasoo qayb galeen qaar katirsan gudoomiyayasha Gobolada Puntland ayaa waxa uu ujeedkiisu ahaa in Gudoomiyayasha gobolada iyo degmooyinka lala […]

News Vacancies

Vacancy: Head of Social Statistics Section

Directorate/Department: Department of Statistics Assignment Location: Ministry of Planning and International Cooperation, Garowe Reports to: Director of Statistics OVERVIEW To strengthen the statistical system in Puntland the ministry is willing to fill the existing data and information gap that led Puntland to a major drawback in planning, the Ministry of Planning and International Cooperation is […]

News

Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Wasiiru Dowalaha Wasaaradda Qorshaynta oo ay waheliyaan Xildhibaano ka socda Dowladda Puntland ayaa kulan la qaatay Xildhibaanada Dowladda Kenya.

Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Wasiiru Dowalaha Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga oo ay waheliyaan Xildhibaano ka socda Dowladda Puntland ayaa kulan la qaatay Xildhibaanada Dowladda Kenya.

News

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda qorshaynta Mudane Ahmed (Biid) Ibraahim Cawaale iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa kulan la qaatay Maamulka Mombasa.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda qorshaynta Mudane Ahmed (Biid) Ibraahim Cawaale iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa kulan la qaatay Maamulka Mombasa. Wafdiga ayaa ka kooban Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah iyo Xafiiska Madaxweynaha Dowladda Puntland. Wafdigan ayaa u joogay dalka Kenya Aqoon Kororsi taabanaysa meelo badan oo kala duwan. Kulanka ay la qabateen Maamulka Mombasa ayaa […]

News

Wafdi kasocda Dawladda Puntland gaar ahaan Wasaaradda Qorshaynta iyo Madaxtooyada ayaa aqoon kororsi utegay hay’adaha kala duwan ee Dawladda Kenya.

Wafdi kasocda Dawladda Puntland gaar ahaan Wasaaradda Qorshaynta iyo Madaxtooyada ayaa aqoon kororsi utegay hay’adaha kala duwan ee Dawladda Kenya. Wafdiga ayaa aqoon kororsigaas kahelay Xafiiska Madaxtooyada Dawladda Kenya, Wasaaradda Qorshaynta, Xarunta Iskaashiga Gobolada, Jaamacadda Nairobi iyo goobo kale oo muhiim ah. Ujeedada safarka ayaa ah in kor loo qaado awooda wax qabad hay’adaha Dawladda […]

News

Wafdi ka socda Wasaradaha Qorshaynta iyo Xafiiska Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa u jooga wadanka Kenya Aqoon Kororsi ku aadan Hormarinta Siyaasadaha Dowladda

Wafdi ka socda Wasaradaha Qorshaynta iyo Xafiiska Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa u jooga wadanka Kenya Aqoon Kororsi ku aadan Hormarinta Siyaasadaha Dowladda iyo Hormarinta Buug Gacmeedka Golaha Xukuumadda. Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Qorshaynta Mudane Axmed Cawaale ayaa hogaaminaya Wafdiga oo ka kooban Wasiiru-Dawlaha, Agaasimaha Guud ee Wasaaradaha Qorshaynta Xuseen Cabdi, Agaasime Waxeedyo iyo Madax Qaybeedyo ka […]

News

Wafdi ka socday Wasaarada Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa soo gunaanaday aqoon karorsi uga socday magaalada Mombasa ee dalka Kenya.

Wafdi ka socday Wasaarada Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa soo gunaanaday aqoon karorsi uga socday magaalada Mombasa ee dalka Kenya. Wafdigan ayaa ka qaybgalay Asbuuca Qiimaynta iyo Dabagalka ee Africa kaas oo lugu soo bandhigay qaababka kala duwan ee looga shaqeeyo wadamada Afrika ku yaal iyo casharada wadamadaas ay ka baran karaan dhiigooda