SHIRKII LAXISAABTAHKA HAY’ADAHA CAALAMIGA AH EE PUNTLAND KA SHAQEEYA OO KA BILAABMAY XARUNTA WASAARADDA QORSHAYNTA

Waxaa 3/8/14 si rasmi ah uga bilaabmay cxarunta lwasaaradda qorshaynta iyo iskaashig acaalamiga ee magaaladda Garooowe shirkii sanad laha ahaa ee dib u eegista iyo laxisaabtanka hay’addha  caalamiga ha ee ka shaqeeya puntland shirkaasi oo socondoona mudo bil ah ayaa waxaa qorshaysan in ay hor yimaadaan wasaaradda qosdhaynta in ka badan 47 hay adood oo caalami ah International NGOs soona bandhigaan wax qabadkooda Sanadkan.