Shirkii rountableka oo lagu qabtay Xarunta PDRC

shirkii Round table ka ee Puntland kaas oo 21-may-  2014 ka dhacay magaaladda garoowe lagagna hadlayey arimaha New deal ka iyo qorshayaasha horumarineed ee puntland 5ta sano ee soo socota.

wuxuu ahaa shir guul aad u weyn ay kasoo hoysay Wasaaradda qorshayntu kunasoo bandhigtay puntland priorities iyo qorshaha habka ama tubta loo marayo barnaamiyada wada shaqaynta iyo iskaashiga caalamiga  .