Related Articles
Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga aha iyo Hay’adda UNHCR ayaa kulan ku qaatay xog iswaydaarsi ah ku qaatay Xafiiska Wasaaradda
Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga aha iyo Hay’adda UNHCR ayaa kulan ku qaatay xog iswaydaarsi ah ku qaatay Xafiiska Wasaaradda. Shirkan ayaa waxaa looga hadlay sidii la isu waafajin lahaa Qorshaha Dowladda Puntland iyo Mashaariicda Hay’addu si loo sameeyo Qiimayn iyo Dabagal ku salaysan Siyaasadda Qiimaynta iyo Dabagalka Dowladda Puntland.
Madasha Hormarinta Puntland Qabyta Maamulka Dowladda ayaa saaka lugu qabtay Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashika Caalamka.
31 May 2017, Madasha Hormarinta Puntland Qabyta Maamulka Dowladda ayaa saaka lugu qabtay Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashika Caalamka. Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Mudane: Axmed Cilmi Cusman (Karaash), ayaa shirka daahfuray isagoo sheegay sida ay Dowladdu ugaa faa’iidaysan doonto Golahan, Waxa kale oo uu xaqiijiyay in wax badan uu ka badali doono dhamaan hay’adaha Dowladda iyo […]
VACANCY:PROJECT ADMINISTRATOR
The purpose of this position is to provide administrative support to Somali-SCB cooperation project Puntland component, maintain neat, orderly, complete documents and project files, support the DG at MoPIC and the Director of Statistics. Project Administror