News

Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga aha iyo Hay’adda UNHCR ayaa kulan ku qaatay xog iswaydaarsi ah ku qaatay Xafiiska Wasaaradda

Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga aha iyo Hay’adda UNHCR ayaa kulan ku qaatay xog iswaydaarsi ah ku qaatay Xafiiska Wasaaradda.

Shirkan ayaa waxaa looga hadlay sidii la isu waafajin lahaa Qorshaha Dowladda Puntland iyo Mashaariicda Hay’addu si loo sameeyo Qiimayn iyo Dabagal ku salaysan Siyaasadda Qiimaynta iyo Dabagalka Dowladda Puntland.