WASIIRKA WASAARADDA QORSHAYNTA OO SHIR KAGA QAYB GALAY DALKA KENYA

Wasiirka Wasaarada Qorshaynta iyo Iskashiga Caalamiga MD- Cali Axmed Faataxa ayaa maalintii shalay ka anbabaxay oo taariiikhdu ahayd 10/August/2014 magaaladda Garowe isagoo u socday shir heer caalami ah oo kadhacaya Dalka Kenya Shirkan oo looga hadlayo arimo farabadan oo khuseeya somalia iyo geeska afrika ayaa wuxuu socondoona mudo labo maalmood ah