Qodobka 1-aad Magaca Xeerka
(1)Xeerkan waxaa lagu magacaabaa Xeerka Tira-koobka Puntland.
(2)Waa xeer ku saabsan ururinta, iskuduwidda, soo-dheegida, soo-saaaridda iyo shaacinta Tira-koobka rasmiga ah iyo arrimaha la xiriira
(3) Awoodda Xeerkani waxay ku baahsan tahay dhulka Puntland oo dhan wuxuna khuseeyaa tira-koobta Dowladda Puntland.