News

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Puntland Mudane Xuseen Cabdi Jaamaca ayaa magaalada Dubai ee dalka Imaaraatka uga qaybgalay shirka iskaashiga xogta Caalamka.

Shirka oo ay soo qabanqaabisay Qaramada Midoobay ayaa waxaa kasoo qaybgalay Dawlado, shirkado caalami ah iyo ururo aan dawli ahayn.