Agaasimha Guud Xuseen Cabdi ayaa shir la qaatay dhamaan shaqaalaha Wasaaradda Qorshaynta,

January 16, 2019

Agaasimha Guud Xuseen Cabdi ayaa shir la qaatay dhamaan shaqaalaha Wasaaradda Qorshaynta, Shirkaan oo sanad walba hal mar la qabto ayaa lugu Qorsheeyaa shaqooyinka ay wasaaraddu qabanayso sanakan iyo waxqabadkii sanadkii tagay.

Waxaa shirka ka soo qayb galay dhamaan Agaasime Waxeedyada Wasaaradda oo ay waheliyaan Shaqaalaha kala shaqeeya Waaxyahaas.

Shirka ayaa sidoo kale waxaa gadaal loogu eegay Caqabadihii sanadkii tagay si looga tabaabulayso casharadii laga bartay.