News

Wasiirka Wasaarada Qorshaynta iyo Xidhiidhka Caalamiga iyo wefti uu hogaaminayo oo maantay u anbabaxay Dalka Kenya

Waxaa manta ka anbabaxay Gegidaa dayuuradah ee Magalada Garoowe Wefti dhowr xubnood ka kooban oo uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Xidhiidhka Caalamiga MD- Cali Axmed Faatax. Weftigan oo mudo asbuuc ah joogi doona dalka Kenya ayaa waxaa ay kaga qayb gelidoonaan shir looga hadlayo Qorshaha Hiigsiga Cusub ee Looyaqaan (New Deal ) . Sidoo […]

News

Madaxda Wasaaradda Qorshaynta iyo xidhiidhka caalamiga ah oo kulan laqaatay madaxda hay’adha

Waxaa maanta shir ay kasoo qaybgaleen madaxda Wasaaradda qorshaynta lagu qabtay hoolka shirarka ee wasaarada ,Shirkan ayaa ahaa kii ugu horeeye ee noociisa oo kale ah oo ay wasiiradka iyo wasiiru dowlaha wasaaradu la qaataan madaxda hay’adaha Caalamiga ah ee ka hawlgala gobolada iyo degmoooyinka dowlada puntland shirkan ayaa diiradda lagu saaray sidii mustaqbalka loo […]

News

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Qorshaynta oo lawareegay Xilka Wasaaradda Qorshaynta

Wasiirka cusub ee wasaaradda qorshaynta iyo iskaashiga caalamiga ah ee dowladda Puntland ayaa maanta xilka si rasmiya ugala wareegay wasiirkii hore ee wasaradda,ka dib munaasibad ka dhacday isla xarunta wasaaradda. Kulanka xil wareejinta waxaa kasoo qayb galay masuuliyiintii hore ee wasaaradda kuwo cusub iyo hay’addaha la shaqeeya,waxana ugu horayntii kulanka khudbad dhinacyo badan ka hadlaysa […]

News

Madaxa Hay’da UNFPA oo soo gaaray xarunta dhexe ee wasaarada Qorshaynta

Madaxa hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Dadka iyo Caafimaadka ee loo yaqaano UNFPA oo soogaaray maagaalada Garowe ee xaarunta Dowladda puntland isagoo halkaasi kulamo kula qaatay madaxda Wasaaradda Qorshaynta oo ugu horeeyo wasiiru Dowladaha Wasaaradda Qorshaynta Dr Sayid Maxamed Cabdule kulankan oo laysku soo qaaday guud ahaan Mashariicda ay wadanka ka qabato hay’adda UNFPA taasoo […]

News

Wasiirru Dowlaha Qorshaynta Puntland oo dalka dib ugu soo laabatay ka dib safar shaqo oo ku tagay Dalka kenya

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Qorshaynta Maamulka Puntland Sayid Cabdulle Xassan oo soo gaaray Magaaladda garowe ayaa waxa uu warbin ka siiyay Warbaahinta Wasaarada qorshaynta safar shaqo uu baryahan ka muqnaa dalka kenya gaar ahaan caasimada Nayrobi   Wasiirka ayaa ku tilmaamay safarkaas mid uu kula kulmay Hay,adaha ka hawlgala Gudaha puntland ee degan wadanka kenya wasiirka […]

News

Wasaaradda qorshaynta & xiriirka caalamiga ah ee Puntland oo soo bandhigtay siyaasada hagida mashaariicda hay’adaha ka hawl-gala Puntland.

Wasaaradda qorshaynta iyo xiriirka caalamiga ah ee dawladda Puntland ayaa markii ugu horaysay soo bandhigtay siyaasada hagida mashaariicda hay’adaha ka hawl-gala deegaannada Puntland. Masuulka ka tirsan wasaaradda qorshaynta iyo xiriirka caalamiga ah ee dawladda Puntland oo Warsdaha Wasaaradda Qorshaynta  uga waramay siyaasadaan wasaaraddu soo saartay ayaa sheegay in looga danleeyahay arrimo ay ka mid tahay. […]

News

Wasaaradda Qorshaynta Dowladda Puntland oo soo Bandhigtay Qorshaha Horumarineedka shanta sano ee Soosocda

  Wasaaradda Qorshynta Dowladda puntland ee soomaaliyeed oo soo bandhigtay Qorshaha Shanta sano ee socda qorshahaas oo afka Qalaad lagu yidhaahdo (Five year Development plan (FYDP 2013)  qorshahan shanta sano ayaa looga gol leeyahay sidii loogu horumarinlahaa baahiyaha ka jira iyo sidii kor loogu qaadi lahaa kaabayasha dhaqaalaha dowladda puntland .     Qorshahan oo […]

New Head of UNICEF Somalia & EX Head of UNICEF Somalia
News

UNICEF Midyear Review meeting was held at MoPIC Conference Hall

              Minister of MoPIC Daud Mohamed Omar”][/caption]   The Ministry of Planning & International Cooperation has Always been Following up all UN agencies and INGOs to Submit their Annual Activity plans as well as their projects / Programmer implementation Activities in Puntland ,       In this point […]

News

Coordination for international Support for Somalia (CISS ) Delegation pay Visit to Puntland

Minister of Planning of Puntland and Mark Bordan”][/caption]   Delegation from Puntland Government lead by  The Minister of Planning and International Cooperation Hon Daud Mohamed Omar   Welcomes  Delegation from  coordination for  international Support for Somalia(CISS) at Garowe Airport  lead by Mr Mark Bowrdan (Head of Humanitarian Coordination for Somalia.             […]

Gr Gaas iyo Cabdi Samad Cali Shire Xarunta Wasaarada Qorshaynta
News

Somalia Prime minister visits Ministry of Planning & International Cooperation (Puntland)

The minister of Planning & International Cooperation, Dr. Daud Mohamed Omar, welcomed the TFG delegates led by the Prime Minister, Dr. Abdiweli Gaas.             The Planning Minister gave briefing on the current situation of Puntland Government regarding Interventions and governance. In addition,the Minister of Environment, Dr. Abdi Qani Ahmed  presented […]