News Vacancies

VACANCY: NATIONAL COMMUNICATIONS SPECIALIST

Background of the Ministry The Ministry of Planning and International Cooperation (MoPIC) is responsible for planning and translating the socio-economic vision of the Puntland State of Somalia into tangible social and economic results for citizens. It also oversees international affairs for Puntland State of Somalia. With the support of UNDP – Strengthening Institutional Performance Project, […]

Press Release

Shir wadatashi iyo qiimayn ku saabsan abaaraha ayaa saaka ka dhacay wasaarada qorshaynta

Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Dawladda Puntland ayaa maanta qabatay shir lagaga tashanayo sidii loo qiimaynlahaa waxyeeladii abaartii kadhacday Puntland loona samaynlahaa qorshaha kakabashada abaartii kadhacday Puntland. Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Mudane Siciid Faarax ayaa faahfaahin kabixiyay shirka iyo muhiimadiisa soona dhaweeyay dadkii kasoo qaybgalay. Madaxa xafiiska iskuxirka Qaramada Midoobay Howard Bell ayaa sheegay […]

News

Madasha Hormarinta Puntland Qabyta Maamulka Dowladda ayaa saaka lugu qabtay Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashika Caalamka.

31 May 2017, Madasha Hormarinta Puntland Qabyta Maamulka Dowladda ayaa saaka lugu qabtay Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashika Caalamka. Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Mudane: Axmed Cilmi Cusman (Karaash), ayaa shirka daahfuray isagoo sheegay sida ay Dowladdu ugaa faa’iidaysan doonto Golahan, Waxa kale oo uu xaqiijiyay in wax badan uu ka badali doono dhamaan hay’adaha Dowladda iyo […]

Press Release

Wasaaradda Qorshaynta oo Agaasintay shirkii Shanaad ee Madasha Hormarinta Puntland Qaybta Wax-Soosaarka

Shirarkii taxanaha ahaa ee Madasha Hormarinta Puntland Qabtiisa Wax-soosaarka ayaa maanta oo taariikhdu tahay 25 ta bisha shanaad lugu qabtay Wasaaradda qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga. Shirka oo socday muddo labo saac ah waxaa daahfuray Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kaluumaysiga Mudane: Cali Xirsi Salaad isagoo sheegay baahida loo qabay sidii loo heli lahaa madal noocaan oo […]

Press Release

Puntland Development Forum (PDF) – Livelihood Sector Working Group (SWG)

On 25th May 2017, Puntland Development Forum – Livelihood Sector Working Group (SWG) was held at the Ministry of Planning and International Cooperation – Puntland (MoPIC) in Garowe The Meeting was officially opened by the acting Chair of Livelihood Sector Working Group (SWG) Director General of Ministry of Fisheries Mr. Ali Hirsi Salad, by stating […]

News

Wasaaradda Qorshaynta oo Agaasintay shirkii Afraad ee Madasha Hormarinta Puntland Qaybta Arimaha-Bulshada

Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa maanta oo taariikhdu tahay 23 bisha shanaad lugu qabtay shirkii afraad ee Hay’adaha is ku shaqada ah qaybta Arimaha Bulshada (Social Sector). Waxaa shirka furuy Wasiiru Dowlaha Wasaaaradda Qorshaynta Mudane: 𝗔𝘅𝗺𝗲𝗱 𝗜𝗯𝗿𝗮𝗮𝗵𝗶𝗺 𝗖𝗮𝘄𝗮𝗮𝗹𝗲 isagoo sharaxay Madasha Hormarinta Puntland muhiimadda ay u leedahay dad waynha reer Puntland. Wasiirka oo hadlkiisa […]

Lifestyle

Cannes Film Festival happens in London

Let the stories unfold and unleash yourself. Much manful ouch ouch much one grizzly a much and and boomed well one that up  outside since oh some decided. You are looked before merely these no death he at share alone. Yet about the him compass hearted are tedious. 

Lifestyle

M&S Fashion Sales to Fall in November

Let the stories unfold and unleash yourself. Much manful ouch ouch much one grizzly a much and and boomed well one that up  outside since oh some decided. You are looked before merely these no death he at share alone. Yet about the him compass hearted are tedious. 

News

Puntland Development Forum (PDF) Security Sector Working Group (SWG) meeting

On 11th May 2017, Puntland Development Forum – Security Sector Working Group (SWG) was held at the Ministry of Planning and International Cooperation – Puntland (MoPIC) in Garowe The Meeting was officially opened by the Chair of Security Sector Working Group (SWG) Deputy Minister of Security Hon, Abdulaziz Mohamed Adam and Deputy Minister of MoPIC […]