News

Saaka waxaa Wasaaradda Qorshayta soo booqaday Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Dowladda Federaalka ee Soomaaliya

Saaka waxaa Wasaaradda Qorshayta soo booqaday Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Amb. Jamaal Xassan. Shire Xaaji Faarax Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta ayay wada yeesheen shir muhim ah kaas oo ay uga wada hadleen qodobo dhowr ah oo ka mid ahaayeen Qorshaha Horumarinta Qaranka iyo darda galinta wadashaqaynta labada Wasaaradood.

News

Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa la kulmay Madaxa Mashruuca tayaynta hay’adaha dawladda Puntland ee (CIP) ee Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa la kulmay Madaxa Mashruuca tayaynta hay’adaha dawladda Puntland ee (CIP) ee Soomaaliya Mr Georgy oo safar shaqo ku yimi Puntland. Shirkan oo taabanayay qodobo badan oo ku saabsan mashruuca waxa uu wasiirku aad u soo dhaweeyay madaxa cusub ee mashruuca tayaynta hay’adaha dowladda Puntland una sheegay inay si […]

News

Agaasimha Guud Xuseen Cabdi ayaa shir la qaatay dhamaan shaqaalaha Wasaaradda Qorshaynta,

Agaasimha Guud Xuseen Cabdi ayaa shir la qaatay dhamaan shaqaalaha Wasaaradda Qorshaynta, Shirkaan oo sanad walba hal mar la qabto ayaa lugu Qorsheeyaa shaqooyinka ay wasaaraddu qabanayso sanakan iyo waxqabadkii sanadkii tagay. Waxaa shirka ka soo qayb galay dhamaan Agaasime Waxeedyada Wasaaradda oo ay waheliyaan Shaqaalaha kala shaqeeya Waaxyahaas. Shirka ayaa sidoo kale waxaa gadaal […]

News

Shirkii Bilaha ahaa ee Mashruuca Tayaynta Hay’adaha iyo Shaqaalaha Dowladda Puntland ayaa lugu qabtay Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga.

Shirkii Bilaha ahaa ee Mashruuca Tayaynta Hay’adaha iyo Shaqaalaha Dowladda Puntland ayaa lugu qabtay Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga. Shirka maanta dhacay ayaa waxaa looga hadlay Qorshaha sanadkaan iyo Waxqabadkii sanadkii la so dhaafay. Shirka ayaa waxaa looga hadlay qodobo kala duwan o ay ka mid ahaayeen Shaqaalaysiinta Shaqaalo cusub oo sanadkan la qaadan dooono, […]

News

Agaasimaha Guud Xuseen Cabdi ayaa shir Gudoonshay Shir ay isugu yimaadeen Hay’adaha kumidaysan mashruuca SOMREP

Agaasimaha Guud Xuseen Cabdi ayaa shir gudoonshay Shir ay isugu yimaadeen hay’adaha kumidaysan mashruuca SOMREP iyo Hay’ado Dawladeed oo Ay kamid yihiin Wasaraddaha Deeganka, Xanaanada Xoolaha, Beeraha iyo Hay’adda HADMA Shirka ayaa ku saabsanaa Qorshaha Dowladda ee u adkaysiga iyo soo kabashada abaaraha. bilowgii 2017 ka ayaa wasaaraddu soo samaysay Qorshaha ka soo kabashada Abaarah […]

News

Water for Agro-Pastoral Productivity and Resilience Project (P167826)

Water for Agro-Pastoral Productivity and Resilience Project (P167826) Land and water for the people of Somalia are fundamental resources for producing food, preserving biodiversity, facilitating the natural management of landscapes and acting as carbon stores. In fact, Article 43 of the Constitution of Somalia declares that “land is Somalia’s primary resource and the basis of […]

News

Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa saaka shir la qaadatay madax ka socotay Machadka Daraasaadka Heritage.

Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa saaka shir la qaadatay madax ka socotay Machadka Daraasaadka Heritage. Machadka Daraasaadka Heritage ayaa ka shaqaynaya Hindise lugu kobcinayo Aqoonta, Xirfadaha iyo Karaan ka dalka Soomaaliya. Wasaaradda Qorshaynta iyo machadka ayaa ka wada shaqayn doona hindasaha kor ku xusan sanadkan si loo helo xog iyo macluumaad ku aadan heerka […]

News

Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga yaa Deeq Waxbarasho heerka Master Degreega ah ugu udirtay dalka Tanzania Aniso Siciid Kulmiye iyo Maxamed Siciid Bashiir oo kamid ah shaqaalaha Wasaaradda Qorshaynta

Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga yaa Deeq Waxbarasho heerka Master Degreega ah ugu udirtay dalka Tanzania Aniso Siciid Kulmiye iyo Maxamed Siciid Bashiir oo kamid ah shaqaalaha Wasaaradda Qorshaynta gaar ahaan Waaxda Istaatistikada. Anisa iyo Maxamed ayaa kamid ahaa ardaydii Puntland ee deeqda Waxbarasho ay ugu dirtay Wasaaradda Waxbarashada dalka Itoobiya waxayna soo barteen maadada […]

News

Agaasimaha cusub ee Waaxda Maamulka iyo Maaliyaadda Xasan Maxamed (Xasan Cadde) ayaa si rasmi ah ula wareegay xilkiisa saaka.

Agaasimaha cusub ee Waaxda Maamulka iyo Maaliyaadda Xasan Maxamed (Xasan Cadde) ayaa si rasmi ah ula wareegay xilkiisa saaka. Wasiir ku xigeenka wasaaradda qorshaynta mudane Siciid Faarax ayaa goobjoog ka ahaa kala wareejinta labada Agaasime. Agaasimaha Guud, Agaasime Waxeedyada iyo Waaxda Maamulka iyo Maaliyaadda ayaa ka qayb galay xil wareejinta. Xasan Cadde ayaa ka mid […]

News

Wasaarada Qorsheynta iyo Xiriirka calamiga ah Dowlada Puntland ayaa magaalada Garowe ku qabatay kulan ku saabsan barnaamijka sahanka caafimaad

Wasaarada Qorsheynta iyo Xiriirka calamiga ah Dowlada Puntland ayaa magaalada Garowe ku qabatay kulan ku saabsan barnaamijka sahanka caafimaad kaas oo lagu ogaanayo xaadaha caafimaad ee ka jira guud ahaan deegaanada Puntland . Kulankaan oo ay kasoo qayb galeen qaar katirsan gudoomiyayasha Gobolada Puntland ayaa waxa uu ujeedkiisu ahaa in Gudoomiyayasha gobolada iyo degmooyinka lala […]