News

Wasaaradda Qorshaynta iyo Hay’adda TIS+ oo daah furay Mashruuca Horumarinta Degmooyinka ka baxsan Laamiga

Wasaardda Qorshaynta waxay daaha ka qaaday mashrruca Horumarinta Degmooyinka ka baxsan Laamiga ,mashruucaas oo ay Ku deeqday Dowladda Maraykanka Gaar ahaan hay,adda USAID. Mashruuca waxaa isla kaashanaya Wasaaradda Qorshaynta iyo Wasaaradda Arimaha Gudaha oo taageero ka helaya TIS+(USAID) mashruucan wuxuu daba socda ka midho dhalinta baaHiyaha Maagooliyinka ka baxsan Laamiga sidii loo gaarsiin laha adeegyada […]

News

Wasaarada Qorsheynta puntland oo qabsatay kulan ku saabsan soo bandhigida waxqabadkeeda

Wasaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Puntland ayaa manta ku qabatey Darayle Resort ee Magaalada Garoowe, Caasimada Puntland kulan lagaga hadlayey waxqabadki u qabsoomey sanadkii lasoo dhaafey ee 2016, Qorshaheeda 2017-ka, Caqabadaha iyo sidii looga gudbi lahaa. Waxaa kasoo qeybgalay kulankaas Wasiirka, Wasiir ku xigeenka,Wasiiru dawlaha, Agaasimaha Guud, Agaasime Waaxeedyada, Madax Qaybeedyada, La Taliyayaasha […]

News

Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga Puntland Mudane Shire Xaaji Faarax oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Safiirka Finland U Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga Puntland Mudane Shire Xaaji Faarax ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti ay hogaminaysey Safiirka wadanka Finland u qaabilsan arrimaha Soomaliya H.E Tarja Fernandez oo ah markii ugu horaysey ee ay timaado Puntland. Wasiirka iyo Safiirka ayaa ka wada hadlay mashaariicda horumarineed ee ay Dawladda Finland ugu deeqdo horumarka Puntland […]

News Press Release

Shir looga hadlayay Sidii laysugu afgaran lahaa Qaadidada Canshuuraha Ku waajibay Shaqaalaha Hay’addaha UN-Ka

Shir ay wada jir usoo qaban qaabiyeeen Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiriirka Caalmiga iyo Wasaaradda Maaaliyadda ayaa maanta lugu qabtay aqalka shirarka ee wasaaradda qorshaynta. Shirkan oo lugu casumay dhamaan hay’adaha Qaramada Midoobay ee Xarumaha ku leh Gudaha Dowladda Puntland shirkaas oo ay kasoo qaybgaleen Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Qorshaynta Axmed Ibraahim Cawaale,Wasiirku Xigeenka Maaliyada Maxamed jibriil […]

News Press Release

Kulan ay yeesheen Wasaarada Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga iyo Madaxda Shaqaalaha Mashruuca Capacity Injection Project (CIP)

Kulamo kala duwan oo wada tashi ah oo looga hadlayey mashruuca tayaynta iyo shaqo qorista (Capacity Injection Project) ee uu bangiga adduunku ku caawinayo dawladda Puntland ayaa maanta ka qabsoomay xarunta Wasaaradaha Wasaaradda Qorshaynta Xiriirka Caalamiga. Mr Alex Apiah oo ah madax mashruuca CIP ee Soomaaliya ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay sida wanaagsan […]

News

Tababar Loo Qabtay Waaxda Dabagalka iyo Qiimaynta ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga

Waxaa maanta oo Taariikhdu ahayd 27 February 2017 tababarku loo qabtay Waaxda Dabagalka iyo Qiimaynta (Department of Monitoring and Evaluation) ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga. Tababarkaas oo ku saabsanaa Dabagalka iyo Qiimaynta Mashaariicda waxaa ka faa’iidaystay shaqaalaha Waaxda ee isugu jira shaqaalaha rasmiga ah iyo kuwa iskaa wax u qabso uga tirsan waaxda.

News Press Release

Wasaarada Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ee Dawladda Puntland oo tababar u qabatay Agaasimayaasha Waaxyaha Qorshaynta ee Wasaaradaha iyo Hay’addaha Dawladda.

Wasaarada Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ee Dawladda Puntland, waxay maanta oo taariikhdu tahay 26 February 2017 tababar u qabatay Agaasimayaasha Waaxyaha Qorshaynta ee Wasaaradaha iyo Hay’addaha Dawladda, tababarkaas uu ku saabsan sida ay u shaqayn doonto Madasha Horumarinta Puntland ama Puntland Development Forum (PDF) ee ay hormuudka ka tahay Wasaarada Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga. Madasha […]

News

Waaxda Tirakoobka ee Wasaarada Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga oo qaaday Imtixaan

Wasaarada Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga, Waaxda Tirakoobka (Statistics Department) oo dhawaan qorsheyneysa in ay qaadato shaqaale kooban oo ka shaqayn doona waaxdaas ayaa maanta qaaday imtixaanaadki lagu xulan lahaa shaqaalahaas. Boosaska imtixaanka loo galayey waxay ahaayeen: 1. SOCIAL STATISTICS SECTION HEAD 2. ECONOMICS STATISTICS SECTION HEAD 3. SURVEY STATISTICIAN 4. PROJECT ADMINISTRATOR 5. ICT OFFICER […]