News

Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiiriirka Caalamiga ahna kusii simaha Wasiirka Mudane Ahmed Cawaale ayaa Wasaaradda ku qaabilay Saraakiil ka socotay Qaramadda Midoobay/UN ee Xafiiska UNSOM Mr Howard Bell

Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiiriirka Caalamiga ahna kusii simaha Wasiirka Mudane Ahmed Cawaale ayaa Wasaaradda ku qaabilay Saraakiil ka socotay Qaramadda Midoobay/UN ee Xafiiska UNSOM Mr Howard Bell. Mr. Howard Bell, weftiga uu hogaaminayo, Wasiiru Dawlaha, Agaasimayaal iyo Saraakiil ta tirsan la taliyayaasha Wasaaradda ayaa waxay ka wada hadleen arimo la xidhiidha xaalada nabad […]

News

MoPIC held Puntland Project Component Board Meeting for the Strengthening Institutional Performance (SIP) Project in Puntland

Ministry of Planning and International held Puntland Project Component Board Meeting for the Strengthening Institutional Performance (SIP) Project in Puntland The meeting was Co-chaired by MoPIC State Minister H.E Ahmed Awale and attended by all the beneficiaries institutions such as H. E Abdirahman Sheikh Ahmed Ministry of Labor, Youth and Sports (MoLYS), H.E Anisa Abdulqadir […]

News Press Release

Wasaaradda Qorshaynta & Xiriirka Caalamiga oo agaasintay kulan xog is waraysi ah iyo sidii looga wada hadli lahaa Mashruuca Tayeynta/Adkaynta iyo Kor u Qaadista Hay’addaha Dawlada ((Strenthening Institutional Performance (SIP))

Waxaa maanta Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga hoolkeeda shirarka lugu qabtay shir ay Wasaaradu shir gudoominaysay kaas oo ku saabsanaa xog is waraysi iyo sidii looga wada hadli lahaa Mashruuca Tayeynta/Adkaynta iyo Kor u Qaadista Hay’addaha Dawlada ((Strenthening Institutional Performance (SIP)) oo ay ka soo qayb galeen dhamaan Hay’addaha Mashruuca ka faaidaysta sida Wasaarada Shaqada, Shaqaalahada, […]

News

Wasaarada Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ee Puntland Oo kaga Qayb Gashay Nairobi Shir Lagaga Hadlayey Qorshayaasha Mashruuca CIP (Capacity Injection Project)

Shirkaan oo ku saabsanaa diyaarinta Qorshayaayasha Mashruuca Tayeynta Shaqaalaha (Capacity Injection Project CIP) ee qaybta Puntland Sannadka 2017 ayaa ka furmay magaalada Nayroobi ee dalka Kenya. Waxaa Wasaaradda uga qayb galay Agaasimaha Guud, Agaasime Waxeedyo iyo La taliyayaal ka tirsan Wasaaradda. Shirkaas oo socday muddo dhan 1 Asbuuc ayaa waxaa lagaga hadlayey qorsheyaashii sannadka 2016ka, waxyaabaha […]

News

HAY,ADDA UNICEF SOO BANDHIGTAY WAXQABADKA BIYAHA IYO NADAAFADDA (WASH) EE 2016

Kulan ay iska kaashadeen Wasaaradda Qorsheynta iyo Hay,adda UNICEF ayaa lagu soo bandhigay wax-qabadka Nadaafada iyo Biyaha (WASH) Puntland ee Hay,adda UNICEF qeybteeda biyaha iyo nadaafadda ee sanadka 2016. Waxaa kaSoo qayb galay shirka xubno ka socda dhamaan Wasaaradaha Dawlada sida Wasaaradda Caafimaadka, Hay,addaha Biyaha u qaabilsan Puntland iyo Wasaaradda Arimaha Gudaha. Wasiiru dowlaha Wasaaradda […]

News

SHIRKA WADATASHIGA DAWLADA IYO HA’ADDAHA CAALAMIGA AH

Waxaa maanta ka furmay Wasaarada Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ee Puntland shir ku saabsan xoojinta habka wada shaqeynta Dowlada Puntland iyo Hay,addaha Caalamiga , Shirkaas oo ay Wasaaradu xiriirinaysay ayaa waxaa kasoo qeyb galay masuuliyiinta Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga,Madax ka socota Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Wasaarada caafimaadka, Wasaarada Shaqada iyo Shaqaalaha,Dhalinyarada iyo Ciyaaraha, Wasaarada Amniga, Hay,adda […]

News

Kulan ay Qabteen Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga iyo Hay’adda EUCAP Nestor (EUCAP Somalia)

Wasaarada Qorshaynta iyo Xiriirka Caalimiga (MoPIC) iyo Hay’adda EUCAP Nestor (EUCAP Somalia) ayaa waxay si wada jira u qabteen kulan labo maalmood soconaya, oo ay kasoo qayb galeen hay’adaha Dawlada oo ay khusayso wada shaqaynta EUCAP Somalia sida Wasaarada Amniga, Wasaarada Cadaalada, Wasaarada Kaluumaysiga iyo Khayraadka Baddaha, Wasaarada Dastuurka,Federaalka iyo Dimuqraadiyada,Wasaarada Shaqada, Shaqaalaha, Dhalinyarada iyo […]

News

Wasaaradda Qorshaynta Golaha Xukuumada Horgaysay Qorshaha Horumarinta Puntland oo lagu sameeyay dib u eegis

Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Dawladda Puntland ayaa maanta 11/08/2016 horgaysay Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland Qorshaha Puntland oo lagu sameeyay dib u eegis dhamaystiran. Golaha Xukuumadda Puntland ayaa sheegay in dib eegis dhameys tiran ku sameyaan qorshaha Horumarineed ee Puntland, qorshahaas oo ku saleysan dhinacyada ay Puntland uga baahan tahay horurimarinta iyo siinta […]

News Press Release

Wasiirka Wasaarada Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamigaa Dr. Shire Xaaji Faarax oo safar fasax iyo shaqo ka soo laabtay

Wasiirka Wasaarada Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamigaa Dr. Shire Xaaji Faarax oo dalka dib ugu soo laabtay kadib fasax iyo booqasho uu muddo dalka uga maqnaa. Wasiirka ayaa waxaa si weyn u soo dhoweeyey dhamaan bahda Wasaarada iyo madaxda kale ee Puntland kadib markii uu dhowaan ka soo degay garoonka diyaarada caalamigaa ee Boosaaso. Wasiirka ayaa […]