News Press Release

WASIIRKA WASAARADDA QORSHAYNTA OO DALKA DIB UGUSOO LAABTAY

  Waxaa manta kazoo degay garoonka dayuuradah Magaaladda Caasimadda Garowe Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga prof- Cali Axmed Faatax Wasiiirka oo shir heer caalami ah oo lagaga hadlayey Ganacsiga iyo Maalgashiga Somalia kaga soo qaybgalay wadanka Sweden ayaa Shirarkale oo gooni gooni ahna kula soo qaatay wadanka Kenya  safiirada dalalka yurub, madaxa Bangiga Aduunka […]

News Press Release

Wasiirka wasaaradda qorshaynta oo shir saxaafadeed qabtay

Waxaa maantay oo taariikhdu tahay May 30, 2014 Wasiirka Wasaarada Qorshaynta iyo Xidhiidhka caalamiga uu dhir jaraaid ku qabtay Xafiiskiisa shir saxaafadeedkan ayaa wasiirku wuxu kaga hadlay Qaraaradii iyo go’aamadii kazoo baxay shirkii round tableka ee 21kii  bishan ka dhacay magaaladda Garoowe shirkaas oo ay wasaaradda qorshayntu soo qaban qaabisay uuna shir gudoominayey Madaxweynaha dowladda […]

Achievements News Press Release

Shirkii rountableka oo lagu qabtay Xarunta PDRC

shirkii Round table ka ee Puntland kaas oo 21-may-  2014 ka dhacay magaaladda garoowe lagagna hadlayey arimaha New deal ka iyo qorshayaasha horumarineed ee puntland 5ta sano ee soo socota. wuxuu ahaa shir guul aad u weyn ay kasoo hoysay Wasaaradda qorshayntu kunasoo bandhigtay puntland priorities iyo qorshaha habka ama tubta loo marayo barnaamiyada wada […]

Minister of MoPIC ,Minister of Livestock ,Minister Aviation,Minister of Agriculture ,Minister Sports
News Press Release

European Union sends Experts to meet with Puntland Government

The meeting, held at the Ministry of Planning & International Cooperation in Puntland, was officially opened by the Minister of Planning and International Cooperation,DR. Daud Mohamed Omar, with the participation of four experts representing the European Union and ministries from the productive sector in Puntland.               The experts gave […]