Amina Osman, the head of aid coordination unit of Ministry of Planning and International Cooperation gives an interview to UNDP. You can listen to the interview by clicking here.

Amina Osman, the head of aid coordination unit of Ministry of Planning and International Cooperation gives an interview to UNDP. You can listen to the interview by clicking here.
Kulamo kala duwan oo wada tashi ah oo looga hadlayey mashruuca tayaynta iyo shaqo qorista (Capacity Injection Project) ee uu bangiga adduunku ku caawinayo dawladda Puntland ayaa maanta ka qabsoomay xarunta Wasaaradaha Wasaaradda Qorshaynta Xiriirka Caalamiga. Mr Alex Apiah oo ah madax mashruuca CIP ee Soomaaliya ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay sida wanaagsan […]
Wafdi ka socday Wasaarada Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa soo gunaanaday aqoon karorsi uga socday magaalada Mombasa ee dalka Kenya. Wafdigan ayaa ka qaybgalay Asbuuca Qiimaynta iyo Dabagalka ee Africa kaas oo lugu soo bandhigay qaababka kala duwan ee looga shaqeeyo wadamada Afrika ku yaal iyo casharada wadamadaas ay ka baran karaan dhiigooda
Agaasimaha cusub ee Waaxda Maamulka iyo Maaliyaadda Xasan Maxamed (Xasan Cadde) ayaa si rasmi ah ula wareegay xilkiisa saaka. Wasiir ku xigeenka wasaaradda qorshaynta mudane Siciid Faarax ayaa goobjoog ka ahaa kala wareejinta labada Agaasime. Agaasimaha Guud, Agaasime Waxeedyada iyo Waaxda Maamulka iyo Maaliyaadda ayaa ka qayb galay xil wareejinta. Xasan Cadde ayaa ka mid […]