News Vacancies

Vacancy: Head of Social Statistics Section

Directorate/Department: Department of Statistics Assignment Location: Ministry of Planning and International Cooperation, Garowe Reports to: Director of Statistics OVERVIEW To strengthen the statistical system in Puntland the ministry is willing to fill the existing data and information gap that led Puntland to a major drawback in planning, the Ministry of Planning and International Cooperation is […]

News

Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Wasiiru Dowalaha Wasaaradda Qorshaynta oo ay waheliyaan Xildhibaano ka socda Dowladda Puntland ayaa kulan la qaatay Xildhibaanada Dowladda Kenya.

Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Wasiiru Dowalaha Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga oo ay waheliyaan Xildhibaano ka socda Dowladda Puntland ayaa kulan la qaatay Xildhibaanada Dowladda Kenya.

News

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda qorshaynta Mudane Ahmed (Biid) Ibraahim Cawaale iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa kulan la qaatay Maamulka Mombasa.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda qorshaynta Mudane Ahmed (Biid) Ibraahim Cawaale iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa kulan la qaatay Maamulka Mombasa. Wafdiga ayaa ka kooban Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah iyo Xafiiska Madaxweynaha Dowladda Puntland. Wafdigan ayaa u joogay dalka Kenya Aqoon Kororsi taabanaysa meelo badan oo kala duwan. Kulanka ay la qabateen Maamulka Mombasa ayaa […]

News

Wafdi kasocda Dawladda Puntland gaar ahaan Wasaaradda Qorshaynta iyo Madaxtooyada ayaa aqoon kororsi utegay hay’adaha kala duwan ee Dawladda Kenya.

Wafdi kasocda Dawladda Puntland gaar ahaan Wasaaradda Qorshaynta iyo Madaxtooyada ayaa aqoon kororsi utegay hay’adaha kala duwan ee Dawladda Kenya. Wafdiga ayaa aqoon kororsigaas kahelay Xafiiska Madaxtooyada Dawladda Kenya, Wasaaradda Qorshaynta, Xarunta Iskaashiga Gobolada, Jaamacadda Nairobi iyo goobo kale oo muhiim ah. Ujeedada safarka ayaa ah in kor loo qaado awooda wax qabad hay’adaha Dawladda […]

News

Wafdi ka socda Wasaradaha Qorshaynta iyo Xafiiska Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa u jooga wadanka Kenya Aqoon Kororsi ku aadan Hormarinta Siyaasadaha Dowladda

Wafdi ka socda Wasaradaha Qorshaynta iyo Xafiiska Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa u jooga wadanka Kenya Aqoon Kororsi ku aadan Hormarinta Siyaasadaha Dowladda iyo Hormarinta Buug Gacmeedka Golaha Xukuumadda. Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Qorshaynta Mudane Axmed Cawaale ayaa hogaaminaya Wafdiga oo ka kooban Wasiiru-Dawlaha, Agaasimaha Guud ee Wasaaradaha Qorshaynta Xuseen Cabdi, Agaasime Waxeedyo iyo Madax Qaybeedyo ka […]

News

Wafdi ka socday Wasaarada Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa soo gunaanaday aqoon karorsi uga socday magaalada Mombasa ee dalka Kenya.

Wafdi ka socday Wasaarada Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa soo gunaanaday aqoon karorsi uga socday magaalada Mombasa ee dalka Kenya. Wafdigan ayaa ka qaybgalay Asbuuca Qiimaynta iyo Dabagalka ee Africa kaas oo lugu soo bandhigay qaababka kala duwan ee looga shaqeeyo wadamada Afrika ku yaal iyo casharada wadamadaas ay ka baran karaan dhiigooda

News

Wafdi uu hogaminayo Wasiirkuxigeenka Wasaardda Qorshanyta iyo Xiriirka Caalamiga ah Mudane Siciid Faarax oo ay waheliyaan madax qayboodyo kala dawan ayaa maanta uga qayb galay Asbuuca Qiimaynta iyo Dabagalka ee Wadanka Kenya.

Wafdi uu hogaminayo Wasiirkuxigeenka Wasaardda Qorshanyta iyo Xiriirka Caalamiga ah Mudane Siciid Faarax oo ay waheliyaan Agaasimaha Guud Xuseen Cabdi, Agaasiamha Qiimanta iyo Dabagalka, Khabiirka Qiimanta iyo Dabagalka ee mashruuca CIP, iyo madax qayboodyo kala dawan ayaa maanta uga qayb galay Asbuuca Qiimaynta iyo Dabagalka ee Wadanka Kenya. Asbuuca Qiimaynta iyo Dabagalka ayaa la qabtaa […]

News

Madaxwayne kuxigeenka Dawladda Puntland MD. Cabdixakiin Cabdulaahi Cumar Camay oo uu weheliyaan madax qayboodyo kala dawan ayaa soo xiray tababarka sahanka caafimaadka iyo arrimaha bulshada oo dhawan laga qaban doono guud ahaan Puntland.

Madaxwayne kuxigeenka Dawladda Puntland MD. Cabdixakiin Cabdulaahi Cumar Camay oo uu weheliyaan Wasiirudawlaha Wasaaradda Qorshaynta Axmed Cawale, Madaxa xafiiska UNFPA ee Garowe iyo shaqaalaha waaxda Istatistikada ayaa soo xiray tababarka sahanka caafimaadka iyo arrimaha bulshada oo dhawan laga qaban doono guud ahaan Puntland. Tababarkan ayaa waxa uu socday mudo bil ah waxaana kaqaybgalay 80 gabdhood […]

News

Wasaaradda Qorshaynta iyo Xirrirka Caalamiga ka bilowday Qorshaynta iyo Dib u eegista Mashaariicda Hay’adda UNICEF ka wado Puntland ee qaybta Biyaha, Fayo-Dhawrka iyo Nadaafada

. Wasaaradda Qorshaynta iyo Xirrirka Caalamiga ah waxaa saaka oo Isniin ah 5ta bisha Nufeeber ka bilowday Qorshaynta iyo Dib u eegista Mashaariicda Hay’adda UNICEF ka wado Puntland ee qaybta Biyaha, Fayo-Dhawrka iyo Nadaafada. shirkan oo socon doono muddo labo maalmood ah ayaa waxaa looga hadli doonaa wixii ka qabsoomay qorshaha sanadda 2018 ka oo […]

News

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Puntland Mudane Xuseen Cabdi Jaamaca ayaa magaalada Dubai ee dalka Imaaraatka uga qaybgalay shirka iskaashiga xogta Caalamka.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Puntland Mudane Xuseen Cabdi Jaamaca ayaa magaalada Dubai ee dalka Imaaraatka uga qaybgalay shirka iskaashiga xogta Caalamka. Shirka oo ay soo qabanqaabisay Qaramada Midoobay ayaa waxaa kasoo qaybgalay Dawlado, shirkado caalami ah iyo ururo aan dawli ahayn.