Saaka waxaa Wasaaradda Qorshayta soo booqaday Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Dowladda Federaalka ee Soomaaliya

January 30, 2019

Saaka waxaa Wasaaradda Qorshayta soo booqaday Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Dowladda Federaalka ee Soomaaliya Amb. Jamaal Xassan.

Shire Xaaji Faarax Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta ayay wada yeesheen shir muhim ah kaas oo ay uga wada hadleen qodobo dhowr ah oo ka mid ahaayeen Qorshaha Horumarinta Qaranka iyo darda galinta wadashaqaynta labada Wasaaradood.