Wafdi ka socday Wasaarada Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa soo gunaanaday aqoon karorsi uga socday magaalada Mombasa ee dalka Kenya.

November 19, 2018

Wafdi ka socday Wasaarada Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa soo gunaanaday aqoon karorsi uga socday magaalada Mombasa ee dalka Kenya.

Wafdigan ayaa ka qaybgalay Asbuuca Qiimaynta iyo Dabagalka ee Africa kaas oo lugu soo bandhigay qaababka kala duwan ee looga shaqeeyo wadamada Afrika ku yaal iyo casharada wadamadaas ay ka baran karaan dhiigooda