Wafdi kasocda Dawladda Puntland gaar ahaan Wasaaradda Qorshaynta iyo Madaxtooyada ayaa aqoon kororsi utegay hay’adaha kala duwan ee Dawladda Kenya.

November 25, 2018

Wafdi kasocda Dawladda Puntland gaar ahaan Wasaaradda Qorshaynta iyo Madaxtooyada ayaa aqoon kororsi utegay hay’adaha kala duwan ee Dawladda Kenya.

Wafdiga ayaa aqoon kororsigaas kahelay Xafiiska Madaxtooyada Dawladda Kenya, Wasaaradda Qorshaynta, Xarunta Iskaashiga Gobolada, Jaamacadda Nairobi iyo goobo kale oo muhiim ah.

Ujeedada safarka ayaa ah in kor loo qaado awooda wax qabad hay’adaha Dawladda Puntland