Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa saaka shir la qaadatay madax ka socotay Machadka Daraasaadka Heritage.

January 12, 2019

Wasaaradda Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa saaka shir la qaadatay madax ka socotay Machadka Daraasaadka Heritage.

Machadka Daraasaadka Heritage ayaa ka shaqaynaya Hindise lugu kobcinayo Aqoonta, Xirfadaha iyo Karaan ka dalka Soomaaliya.

Wasaaradda Qorshaynta iyo machadka ayaa ka wada shaqayn doona hindasaha kor ku xusan sanadkan si loo helo xog iyo macluumaad ku aadan heerka waxbarasho, caafimaad iyo dhalinyarada wadanka.