Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga yaa Deeq Waxbarasho heerka Master Degreega ah ugu udirtay dalka Tanzania Aniso Siciid Kulmiye iyo Maxamed Siciid Bashiir oo kamid ah shaqaalaha Wasaaradda Qorshaynta

December 26, 2018

Wasaaradda Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga yaa Deeq Waxbarasho heerka Master Degreega ah ugu udirtay dalka Tanzania Aniso Siciid Kulmiye iyo Maxamed Siciid Bashiir oo kamid ah shaqaalaha Wasaaradda Qorshaynta gaar ahaan Waaxda Istaatistikada.

Anisa iyo Maxamed ayaa kamid ahaa ardaydii Puntland ee deeqda Waxbarasho ay ugu dirtay Wasaaradda Waxbarashada dalka Itoobiya waxayna soo barteen maadada Statistics(Bachelor Degre).

Mudo 3 sano ayay kashaqeeyeen Wasaaradda Qorshaynta waxay maanta fursad u heleen inay deeq waxbarasho oo Master ah ka helaan Zambia.

Dawladnimo oo kaliya ayaa laga helaa inaad Bachelorkaaga iyo Masterskaagaba aad deeq Waxbarasho kuhesho isla markaasna aad ugu shaqayso Dawladda.

Waxaan urajaynaynaa Mustaqbal Ifaya dhalinyaradaas.