News

Wasiirka wasaaradda Qorshaynta oo Puntland ku soo dhoweyey Safiirada 12 dal oo Caalamka ah

Waxaamaantay magaaladda Garoowe soo Gaadhay Wufuud aad u tiro badan ku wasi oo ka socday wadamo farbadan oo ay ka mid yihiin Jarmalka.Ingriiska,Faransiiska,Denmaarki,Iswiidhan, Midowga Yurub,Midowga Afrika, Igad,Qaramada Midoobay, iyo kuwa kale oo aad u farabadnaa wufuudan ayaan soo dhoweyn iyo  salaan diiran kadib  waxaa sitoos ah loogu gelbiyey hooolka loogu tallagalay shirakan inuu ka dhaco ee PDRC .