News Press Release

Wasiirka wasaaradda qorshaynta oo shir saxaafadeed qabtay

Waxaa maantay oo taariikhdu tahay May 30, 2014 Wasiirka Wasaarada Qorshaynta iyo Xidhiidhka caalamiga uu dhir jaraaid ku qabtay Xafiiskiisa shir saxaafadeedkan ayaa wasiirku wuxu kaga hadlay Qaraaradii iyo go’aamadii kazoo baxay shirkii round tableka ee 21kii  bishan ka dhacay magaaladda Garoowe shirkaas oo ay wasaaradda qorshayntu soo qaban qaabisay uuna shir gudoominayey Madaxweynaha dowladda puntland Prof- Abdiweli Mohamed Ali Gaas

Waxaana uu wasiirku shirkan ku cadeeyey in dhamaan kazoo waybgalshii shirkii round table ku ay si fiican ugu qanceen puntland Qorshiheedii ay kusoo bandhigtay shirkaas kalana shaqaynayaan hirgelinta iyo fulinta qorshahooda haday ahaan lahayd dhanka, Horumarka, ladagaalanka Burcada,ladagaalanka Argagixisadda, horumarinta Caafimaadka,Biyaha,Cadaaladda,Dowladwanaaga,Wadooyinka iyo wixii lamid ah.